Bilowgii 22:12 KQA

12 Markaasay ku tidhi, Gacantaada ha saarin wiilka, waxbana ha ku samaynin: waayo, hadda waan garanayaa inaad Ilaah ka cabsatid, maxaa yeelay, igama aadan lexejeclaysan wiilkaaga, kaas oo ahaa wiilkaaga keligiis ah.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 22

arki Bilowgii 22:12 macnaha guud