Bilowgii 23:19 KQA

19 Markaas ka dib ayaa Ibraahim naagtiisii Saarah ku aasay godkii berrinkii Makfelah oo ku hor yiil Mamre, taas oo ah Xebroon oo dalka Kancaan ku tiil.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 23

arki Bilowgii 23:19 macnaha guud