Bilowgii 24:22 KQA

22 Markii awrtii cabtay ka dib ayaa ninkii soo qaaday sangelis dahab ah oo miisaankiisu yahay nus sheqel, gacmaheedana wuxuu u soo qaaday laba dugaagadood oo dahab ah oo miisaankoodu yahay toban sheqel.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 24

arki Bilowgii 24:22 macnaha guud