Bilowgii 24:40 KQA

40 Oo wuxuu igu yidhi, Rabbiga aan hortiisa ku socdo wuxuu ku raacin doonaa malaa'igtiisa, jidkaagana wuu kugu liibaanin doonaa, wiilkaygana naag baad uga guurin doontaa xigaalkaygii iyo gurigii aabbahay,

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 24

arki Bilowgii 24:40 macnaha guud