Bilowgii 24:45 KQA

45 Oo intaan hadalkii qalbigayga ka dhammaan ayaa Rebeqah soo baxday iyadoo ashuunkeedii garabka ku sidata, markaasay ishii ku dhaadhacday, oo soo dhaansatay: anna waxaan ku idhi, Waan ku baryayaaye, i waraabi.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 24

arki Bilowgii 24:45 macnaha guud