Bilowgii 24:67 KQA

67 Isxaaqna wuxuu iyadii soo geliyey teendhadii hooyadiis Saarah, Rebeqahna wuu guursaday, oo naagtiisii bay noqotay. Wuuna jeclaaday iyada, oo Isxaaq waxaa laga qalbi qabowjiyey geeridii hooyadiis.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 24

arki Bilowgii 24:67 macnaha guud