Bilowgii 26:3 KQA

3 Dhulkan qariib ahaan u deg, oo anna waan kula jiri doonaa, oo waan ku barakayn doonaa; waayo, adiga iyo farcankaaga ayaan dalalkan oo dhan siin doonaa, oo waxaan adkayn doonaa dhaartii aan ugu dhaartay aabbahaa Ibraahim.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 26

arki Bilowgii 26:3 macnaha guud