Bilowgii 27:29 KQA

29 Dadyowgu ha kuu adeegeen, Quruumuhuna ha kuu sujuudeen. Walaalahaa sayid u noqo, Wiilasha hooyadaana ha kuu sujuudeen. Ha inkaarnaado ku kasta oo ku inkaaraa, Ha ducaysnaado ku kasta oo kuu duceeyaa.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 27

arki Bilowgii 27:29 macnaha guud