Bilowgii 27:36 KQA

36 Oo wuxuu yidhi, Miyaanay ku habboonayn in magiciisa loo bixiyo Yacquub? Waayo, labadan goor buu i khiyaaneeyey. Curadnimadaydii buu qaatay; haatanna wuxuu qaatay ducadaydii. Oo wuxuu yidhi, Miyaadan duco ii reebin?

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 27

arki Bilowgii 27:36 macnaha guud