Bilowgii 27:41 KQA

41 Ceesawna wuxuu Yacquub u nebcaaday ducadii aabbihiis ugu duceeyey aawadeed. Ceesawna wuxuu isku yidhi, Maalmihii aabbahay loo barooran lahaa waa dhow yihiin; dabadeedna waan dili doonaa walaalkay Yacquub.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 27

arki Bilowgii 27:41 macnaha guud