Bilowgii 28:14 KQA

14 Farcankaaguna wuxuu noqon doonaa sida ciidda dhulka, oo waxaad ku firdhi doontaan tan iyo galbeed, iyo bari, iyo tan iyo woqooyi, iyo koonfur: oo adiga iyo farcankaagay qabiilooyinka dhulka oo dhammu ku barakoobi doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 28

arki Bilowgii 28:14 macnaha guud