Bilowgii 28:6 KQA

6 Ceesawna wuxuu arkay in Isxaaq u duceeyey Yacquub oo u diray Fadan Araam, inuu halkaas naag ka guursado, iyo inuu markuu u duceeyey amray, oo ku yidhi, Waa inaadan naag ka guursan gabdhaha reer Kancaan;

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 28

arki Bilowgii 28:6 macnaha guud