Bilowgii 29:25 KQA

25 Yacquubna wuxuu aroortii arkay inay tahay Lee'ah, oo wuxuu Laabaan ku yidhi, Waa maxay waxan aad igu samaysay? Miyaanan Raaxeel kuugu shaqaynayn? De maxaad haddaba ii khiyaanaysay?

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 29

arki Bilowgii 29:25 macnaha guud