Bilowgii 29:33 KQA

33 Oo haddana way uuraysatay mar labaad, waxayna dhashay wiil, oo waxay tidhi, Rabbigu waa maqlay in lay nebcaaday, oo haddaba taas aawadeed ayuu ii siiyey wiilkanna; magiciisiina waxay u bixisay Simecoon.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 29

arki Bilowgii 29:33 macnaha guud