Bilowgii 30:40 KQA

40 Markaasuu Yacquub naylihii ka soocay oo wuxuu adhigii u jeediyey xagga kuwii xariijimaha lahaa iyo intii madmadoobayd oo dhan ee adhigii Laabaan; markaasuu gooni u soocay goosankiisii, kumana uu darin adhigii Laabaan.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 30

arki Bilowgii 30:40 macnaha guud