Bilowgii 31:33 KQA

33 Laabaanna wuxuu galay teendhadii Yacquub, iyo teendhadii Lee'ah, iyo teendhadii labada addoommood, laakiinse ma uu helin. Oo intuu ka baxay teendhadii Lee'ah ayuu galay teendhadii Raaxeel.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 31

arki Bilowgii 31:33 macnaha guud