Bilowgii 32:20 KQA

20 oo waxaad ku tidhaahdaan, Weliba addoonkaagii Yacquub waa naga dambeeyaa. Oo wuxuu yidhi, Hadiyadda iga horraysa ayaan ku cadho tirayaa isaga, dabadeedna wejigiisaan arki doonaa; oo mindhaa wuu i aqbali doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 32

arki Bilowgii 32:20 macnaha guud