Bilowgii 32:22 KQA

22 Kolkaasuu kacay habeenkaas, oo wuxuu kaxaystay labadiisii naagood, iyo labadiisii addoommood, iyo koob iyo tobankiisi carruurta ahayd, oo wuxuu ka gudbiyey tog Yabboq marinkiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 32

arki Bilowgii 32:22 macnaha guud