Bilowgii 36:14 KQA

14 Kuwanuna waxay ahaayeen wiilashii naagtii Ceesaw oo ahayd Aaholiibaamah, gabadhii Canah oo ahayd ina Sibecoon; oo iyana waxay Ceesaw u dhashay Yacuush, iyo Yaclaam, iyo Qorax.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 36

arki Bilowgii 36:14 macnaha guud