Bilowgii 38:8 KQA

8 Markaasaa Yahuudah wuxuu ku yidhi Oonaan, Naagta walaalkaa u tag oo dumaal, oo ku samee wixii ninkeeda walaalkiis ku samayn lahaa, oo farcan u reeb walaalkaa.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 38

arki Bilowgii 38:8 macnaha guud