Bilowgii 39:1 KQA

1 Yuusufna waxaa la keenay Masar. Kuwii reer Ismaaciil oo isaga halkaas geeyeyna waxaa gacantoodii ka iibsaday nin Masri ahaa oo la odhan jiray Footiifar, oo Fircoon sirkaal u ahaa, oo madaxii waardiyayaasha ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 39

arki Bilowgii 39:1 macnaha guud