Bilowgii 39:6 KQA

6 Wixii uu lahaa oo dhanna Yuusuf gacantiisuu kaga tegey. Waxbana kama ogayn wixii uu hayay, wixii uu cuni jiray mooyaane. Yuusufna aad buu u quruxsanaa, wuuna suurad wanaagsanaa.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 39

arki Bilowgii 39:6 macnaha guud