Bilowgii 39:9 KQA

9 oo weliba gurigan mid aniga iga weynu ma joogo, oo isaguna waxba igalama hadhin adiga mooyaane, maxaa yeelay, adigu waxaad tahay naagtiisii, de haddaba sidee baan u samayn karaa xumaantan weyn, oo aan Ilaah ugu dembaabaa?

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 39

arki Bilowgii 39:9 macnaha guud