Bilowgii 4:25 KQA

25 Aadanna naagtiisii mar kale ayuu u tegey; waxayna dhashay wiil, magiciisiina waxay u bixisay Seed, iyadoo leh, Ilaah abuur kaluu ii soo dhigay Haabiil meeshiisii; waayo, Qaabiil baa dilay isagii.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 4

arki Bilowgii 4:25 macnaha guud