Bilowgii 4:8 KQA

8 Qaabiilna wuxuu ku yidhi walaalkiis Haabiil, Ina keen, aynu duurka tagnee. Waxaana dhacday, markii ay duurka joogeen, in Qaabiil walaalkiis Haabiil ku kacay oo dilay isagii.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 4

arki Bilowgii 4:8 macnaha guud