Bilowgii 40:16 KQA

16 Madaxii kuwii wax dubi jiray markuu arkay inuu fasirkaasu wanaagsanaa ayuu wuxuu Yuusuf ku yidhi, Aniguna waxaan riyadaydii ku arkay saddex dambiil oo kibis cadcadu ku jirto oo madaxayga saaran.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 40

arki Bilowgii 40:16 macnaha guud