Bilowgii 40:8 KQA

8 Markaasay waxay ku yidhaahdeen isagii, Riyaannu ku riyoonnay, mana jiro mid fasiri karaa. Markaasaa Yuusuf wuxuu ku yidhi iyagii, Miyaan Ilaah fasirro lahayn? Haddaba waan idin baryayaaye, bal ii sheega.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 40

arki Bilowgii 40:8 macnaha guud