Bilowgii 41:27 KQA

27 Toddobada sac oo weyd ah oo foosha xun, oo ka soo daba baxay waa toddoba sannadood, oo haddana toddobada sabuul oo madhan, oo dabayshii bari qallajisay waxay noqon doonaan toddoba sannadood oo abaar ah.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 41

arki Bilowgii 41:27 macnaha guud