54 Oo waxaa bilaabatay toddobadii sannadood oo abaarta ahayd, sidii Yuusuf yidhi. Dalalkii oo dhanna abaar baa ka dhacday; laakiinse dalka Masar oo dhan cuntaa jirtay.
akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 41
arki Bilowgii 41:54 macnaha guud