Bilowgii 41:56 KQA

56 Oo abaartuna waxay ka dhacday dhulka dushiisa oo dhan. Markaasaa Yuusuf wada furay maqsinnadii oo dhan, oo wuxuu hadhuudhkii ka iibiyey Masriyiintii, abaartuna aad bay ugu xumayd dalka Masar.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 41

arki Bilowgii 41:56 macnaha guud