Bilowgii 43:15 KQA

15 Markaasaa nimankii waxay qaadeen hadiyaddii, lacag labanlaab ahna gacantooday ku qaadeen, Benyaamiinna way kaxeeyeen, wayna kaceen oo Masar tageen, oo waxay hor istaageen Yuusuf.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 43

arki Bilowgii 43:15 macnaha guud