Bilowgii 43:23 KQA

23 Isna wuxuu yidhi, Nabad ha idiin ahaato, ee ha cabsanina. Ilaahiinna ah Ilaaha aabbihiin ayaa maal idiinku riday joonyadihiinnii. Anigu waan helay lacagtiinnii. Markaasuu Simecoon dibadda ugu soo bixiyey iyagii.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 43

arki Bilowgii 43:23 macnaha guud