Bilowgii 44:1 KQA

1 Markaasuu amray wakiilkii gurigiisa, oo ku yidhi, Nimanka joonyadahooda cunto uga buuxi, in alla intay qaadi karaan, nin walba lacagtiisana joonyaddiisa afkeeda ugu rid.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 44

arki Bilowgii 44:1 macnaha guud