Bilowgii 44:10 KQA

10 Markaasuu yidhi, Waa yahay, oo haatan sidaad tidhaahdeen ha noqoto. Kii laga helo addoon buu ii noqon doonaa, idinkuna waad eedla'aan doontaan.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 44

arki Bilowgii 44:10 macnaha guud