Bilowgii 44:17 KQA

17 Markaasuu yidhi, Yaanay noqon inaan saas yeelo. Ninkii gacantiisa koobka laga helay ayaa addoon ii noqon doona; laakiinse idinku kaca oo nabdoonaan aabbihiin ugu taga.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 44

arki Bilowgii 44:17 macnaha guud