Bilowgii 45:4 KQA

4 Markaasaa Yuusuf wuxuu walaalihiis ku yidhi, Bal ii soo dhowaada, waan idin baryayaaye. Kolkaasay u soo dhowaadeen. Markaasuu yidhi, Anigu waxaan ahay walaalkiin Yuusuf, kii aad ka iibiseen kuwii Masar tegayay.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 45

arki Bilowgii 45:4 macnaha guud