Bilowgii 45:8 KQA

8 Haddaba sidaas daraaddeed idinka ma ahayn kii halkan ii soo diray, laakiinse wuxuu ahaa Ilaah; oo isagu Fircoon buu aabbe iiga dhigay, iyo sayidkii dadka gurigiisa oo dhan, iyo taliyihii dalka Masar oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 45

arki Bilowgii 45:8 macnaha guud