Bilowgii 46:12 KQA

12 Wiilashii Yahuudahna waxay ahaayeen Ceer, iyo Oonaan, iyo Sheelaah, iyo Feres, iyo Serax; laakiinse Ceer iyo Oonaan waxay ku dhinteen dalkii Kancaan. Wiilashii Feresna waxay ahaayeen Xesroon iyo Xaamuul.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 46

arki Bilowgii 46:12 macnaha guud