Bilowgii 46:5 KQA

5 Markaasaa Yacquub ka tegey Bi'ir Shebac, wiilashii Israa'iilna waxay aabbahood Yacquub, iyo dhallaankoodii, iyo dumarkoodiiba ku qaadeen gaadhifardoodkii Fircoon u soo diray in isaga lagu soo qaado.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 46

arki Bilowgii 46:5 macnaha guud