Bilowgii 47:17 KQA

17 Markaasay xoolahoodii Yuusuf u keeneen, Yuusufna wuxuu iyagii cunto ugu beddelay fardihii, iyo adhigii, iyo lo'dii iyo dameerradii; oo sannaddaas ayuu quudiyey oo xoolahoodii oo dhan cunto ugu beddelay.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 47

arki Bilowgii 47:17 macnaha guud