Bilowgii 47:3 KQA

3 Markaasaa Fircoon wuxuu Yuusuf walaalihiis ku yidhi, Shuqulkiinnu waa maxay? Markaasay waxay Fircoon ku yidhaahdeen, Annagoo addoommadaada ah waxaannu nahay adhijirro, annaga iyo awowayaashayoba.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 47

arki Bilowgii 47:3 macnaha guud