Bilowgii 48:10 KQA

10 Haddaba Israa'iil cimrigiisii dheeraa aawadiis ayuu la indha darnaaday, sidaas daraaddeed waxba ma uu arki karin. Kolkaasuu iyagii u soo dhoweeyey, wuuna isku duubay oo dhunkaday.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 48

arki Bilowgii 48:10 macnaha guud