Bilowgii 48:15 KQA

15 Markaasuu Yuusuf u duceeyey, oo wuxuu yidhi, Ilaaha aabbahay Isxaaq iyo awowgay Ibraahim ay ku hor socdeen, oo ah Ilaaha i quudinayay intii aan noolaa oo dhan ilaa maanta,

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 48

arki Bilowgii 48:15 macnaha guud