Bilowgii 48:17 KQA

17 Oo markii Yuusuf arkay in aabbihiis gacantiisii midigta ahayd Efrayim madaxiisa saaray ayuu taas ka xumaaday; markaasuu gacantii aabbihiis qabtay inuu ka qaado Efrayim madaxiisa oo uu saaro Manaseh madaxiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 48

arki Bilowgii 48:17 macnaha guud