Bilowgii 48:20 KQA

20 Oo maalintaasuu u duceeyey iyagii, oo wuxuu yidhi, Reer binu Israa'iil idinkay idinku ducaysan doonaan, iyagoo leh, Ilaah ha kaa dhigo sidii Efrayim iyo sidii Manaseh. Oo Efrayimna wuxuu ka hor mariyey Manaseh.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 48

arki Bilowgii 48:20 macnaha guud