Bilowgii 48:5 KQA

5 Haddaba labadaadii wiil oo dalka Masar kuugu dhashay, intaanan kuugu iman Masar, anigaa iska leh. Efrayim iyo Manaseh ayaan u lahaan doonaa sida Ruubeen iyo Simecoon.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 48

arki Bilowgii 48:5 macnaha guud