Bilowgii 48:7 KQA

7 Anigana, markii aan ka imid Fadan ayaa Raaxeel igaga dhimatay dalkii Kancaan waddada loo maro, intaanan weli Efrad soo gaadhin; oo kolkaasaan iyadii ku aasay waddada loo maro Efrad, meeshaasuna waa Beytlaxam.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 48

arki Bilowgii 48:7 macnaha guud