Bilowgii 50:10 KQA

10 Markaasay waxay yimaadeen goobtii hadhuudhka lagu tumi jiray oo Aataad, oo Webi Urdun ka shishaysay, oo halkaasay ku baroorteen baroor aad u weyn oo daran; oo aabbihiis buu toddoba maalmood oo loo baroortay u dhigay.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 50

arki Bilowgii 50:10 macnaha guud