Bilowgii 6:17 KQA

17 Oo bal eeg, anigu daad biyo ah baan ku soo dayn dhulka, inaan baabbi'iyo inta jidhka leh oo dhan oo neefta noloshu ku jirto, inta samada ka hoosaysa; wax kasta oo dhulka joogaaba way dhiman doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 6

arki Bilowgii 6:17 macnaha guud