Bilowgii 7:21 KQA

21 Oo wax kasta oo jidh leh oo dhulka ku dul dhaqaaqaaba way dhinteen, haaddii, iyo xoolihii, iyo dugaaggii, iyo wax kasta oo dhulka gurguurta, iyo dadkii oo dhanba.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 7

arki Bilowgii 7:21 macnaha guud